Walaalayaal: Ku soo dhawaada Websiteka Wariye. Hoyga wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya iyo Caalamka. Mahadsanidiin dhamaantiinba!
Home Downloads Forums Articles Gallery
Navigation
Home
Articles
Downloads
FAQ
Discussion Forum
Web Links
News Categories
Contact Me
Photo Gallery
Search
CVS Browser
Guestbook
Movies
RSS Feeds

Users Online
Guests Online: 2
Members Online: admin

Registered Members: 8
Newest Member: Ireland621
SOMALI LINKS
Somali Links
AminArts
Allgedo
Allpuntland
BBC Somali
Banaadirnews
Boondheere.com
Bulsho
Bulshoweyn.com
Dayniile
Deeyoo
Hiiraan
Horn Afrik
Hamarey
Jamaame
MarkaCadeey
MarkaCadey.Net
Onkod
Saafifilms
Shabelle
SomaliTalk
SomaliNet
Somaliweyn
Somsports
Soomaalinews
Waayaha
Waayaha Cusub
Wariye
Xamarnews.com
Xamardaye
Xamarnet
Welcome
Welcome to Wariye Website
Wararka Somali
No News
News in English
No News
Ciidamo amray in la xiro goobo ganacsi
Ciidamada dowladda kmg ah ee Somalia ayaa saaka waabarigii hore albaabada isagu dhuftay goobo ganacsi oo ku yaala xaafada dabakaayo Madoow ee degmada dharkeenley ee Magaalada Muqdisho taasoo ay cabasho ka muujinayaan ganacsatadii lahayd goobahaasi.
Gaari tikniko ah oo goor dhaweyd qarax lagula beegsaday degmada Xamar weyne ee magaalada Muqdisho
Qarax aad u xoog badan ayaa goor dhaweyd lala beegsaday gaari Tikiniko ah oo ay lahaayeen ciidamo ka tirsan dawladda Federaalka kaasi oo marayay agagarka Ceel gaabta ee deegaanka Xamar Weyne ee Muqdisho.
Wasiirka Arimaha Dibada ee Itoobiya oo soo gaaray magaalada Muqdisho
Waxaa manta magaalada Muqdisho soo gaaray Wasiiirka Arimaha Dibada ee Ethiopia Siyun Musfin kaasoo kulamo kula leh Madaxtooyada Soomaaliya Madaxweynaha Soomaaliya Col. C/llaahi Yuusuf Axmed
Diyaarad yar oo nooca waxa basaastaa oo maanta ku dhacday duleedka magaalada Marka ee gobolka Sh/Hoose
Diyaarad yar oo nooca waxa basaastaa ayaa maanta ku soo dhacday duleedka magaalada Marka ee gobolka Sh/Hoose taasoo la sheegay in laga leeyahay dalka Mareekanka xilli ay sawiro basaasnimo qaadaysay
Ra'iisul Wasaare Nuur cadde oo sheegay in uu fududeyndoono Howlaha ay wadaan Hay'adaha gar Gaarka
Ra'iisul wasaaraha DFKM ayaa waxa uu sheegay in xukuumadiisa ay fududeyndoonto howlaha ay wadaan hay'adaha gar gaarka. Ra'iisul wasaaraha DFKM Nuur Xasan Xuseen {Nuur Cadde} ayaa waxa uu ubalan qaaday Hay'adaha gar gaarka in ay ka kaalin doonaan howlahooda ay wataan.
Ciidamada Maxaakiimta Islaamiga oo la Wareegeen Gacan ku Haynta Degmooyin ka Tirsan Gobolka Sh/Dhexe
Ciidamada Maxaakiimta Islaamiga oo ku hubaysnaa gawaarida dagaalka ayaa subaxnimadii maanta weerar xoogan kusoo qaadeen degmada Jowhar iyo Degmada Mahadaay ee gobolka Sh/Dhaxe islamarkaana la wareegeen gacan ku heeynta Magaalooyinkasi oo ka tirsan gobolka Sh/Dhexe.

Guddiga ganacsatada Suuqa Bakaare oo kulan ka yeeshay xaalada suuqa Bakaare
Gudiga ganacsatada gobolka banaadir ayaa maanta shir albaabada ay u xiran yihiin ku yeeshay magaalada Muqdisho islamarkaana uga hadlaya xaalada Suuqa Bakaare ee magaalada Muqdisho.
Kolanyo itoobiyaan ah oo qarax lala eegtay.
SOMALIQarax ka dhacay agagaarka km13 ee wadada isku xirta Muqdisho iyo afgooye ayaa hakad galiyay isku socodkii wadadaasi kadib markii kolanyo gaadiid ah oo ay wateen ciidamada itoobiya la bartilmaameedsaday.
US launches missile strike in Somalia: US military official
ENGLISHWASHINGTON (AFP) — The US military fired at least one cruise missile into southern Somalia near the Kenyan border, targeting an Al-Qaeda leader, a US military official said Monday.
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Shoutbox
You must login to post a message.

admin
23/03/2008 17:49
Soo dhawaada walaalayaal

Clock With Names of Allah
39 Al-Muqit The Nourisher
Latest movies
Elephant's F... [29/03-08]
umatulislam [20/03-08]

Copyright Wariye; 2007




20039 Unique Visits
PHP-Fusion Themes
MDesign